event Image
Venue

8801 Portland Ave S
Bloomington, IN
Map
Details
Oxboro Library Saturday, May 5, 1–4 p.m. PreK. Fasalka barbaarinta carruurta ka hor. Sidee ayaad ugu diyaarin kartaa cunugaaga in uu horumar ka gaaro fasalka barbaarinta carruurta yar-yar? Baro muhiimada ay leedahay in aad la wadaagto sheekooyin dhaqameedka iyo buugta, adiga oo afka-hooyo ugu sheekaynaya cunugaaga. Mashruucaan waxaa lagu maalgaliyey lacag ka timid Minnesota's Arts and Cultural Heritage Fund. Hirgalinta mashruucaan waxaa lala kaashaday A-GRAD, waa mashruuc ay Degmadda H... (read more)

Spoken Culture: Pathway to School Readiness in Bloomington user reviews and comments

Share your thoughts…
Leave a comment after signing in or joining.

Spoken Culture: Pathway to School Readiness at Oxboro Library

Oxboro Library
Saturday, May 5, 1–4 p.m.
PreK. Fasalka barbaarinta carruurta ka hor. Sidee ayaad ugu diyaarin kartaa cunugaaga in uu horumar ka gaaro fasalka barbaarinta carruurta yar-yar? Baro muhiimada ay leedahay in aad la wadaagto sheekooyin dhaqameedka iyo buugta, adiga oo afka-hooyo ugu sheekaynaya cunugaaga.
Mashruucaan waxaa lagu maalgaliyey lacag ka timid Minnesota's Arts and Cultural Heritage Fund. Hirgalinta mashruucaan waxaa lala kaashaday A-GRAD, waa mashruuc ay Degmadda Hennepin ku hormarinayso tirada ardayda ka qalin jabisa dugsiyadda sare.
How can you prepare your child for kindergarten success? Learn the value of sharing your culture's folktales through oral storytelling and books.
This project is funded with money from Minnesota's Arts and Cultural Heritage Fund.
Presented in partnership with A-GRAD, a Hennepin County initiative to improve graduation rates.
Event details may change at any time, always check with the event organizer when planning to attend this event or purchase tickets.

 

Added by evdb on () (permalink)

Top Concert Tickets